1 Ruux Oo Ku Geeriyooday Roobab Xalay Ka Da’ay Deegaano kamida Gobolka Maroodi Jeex Iyo Tirada Dhismayaasha Uu Khasaaruhu Soo Gaadhay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
1 Ruux Oo Ku Geeriyooday Roobab Xalay Ka Da’ay Deegaano kamida Gobolka Maroodi Jeex Iyo Tirada Dhismayaasha Uu Khasaaruhu Soo Gaadhay,
June 1, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Deegaano hoos yimaada gobolka maroodi jeex ayaa roobabkii xalay ka da,ay  ay sobobeeb dhimashada hal qof iyo inka badan 20guri oo ay khasaaraha kala duwani soo gaadhay,

Waxaana deeganada ay roobabkii xalay waxyeelada gaadhsiiyeen soo kormeerayay wasiiro xukuumada ka tirsan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS