|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Wafti Culus U Dirtay Deegaanka Ceel-afwayn
May 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)- Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay maanta wafti Culus u dirtay Deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag si ay u xaliyaan Colaada ka taagan Deegaankaas ee u dhexeeya labada Beelood ee Walaalaha ah ee wada dega Deegaankaas.
Waftigan Xukuumada ka socda ee u anbaba baxay Dejinta Colaada Deegaanka Ceel-afwayn ayaa waxaa hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed waxa ku wehelinaya safarkan Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Boos Mire, Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Jaamac Maxamuud Cigaal.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|