Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Maxaabiis Iyo Gadiid Dagaal Oo Ay Ka Qabsadeen Maamul Goboleedka Somaliya Oo Saaka Dagaal Ku Dhex Maray Agagaarka Tukaraq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Maxaabiis Iyo Gadiid Dagaal Oo Ay Ka Qabsadeen Maamul Goboleedka Somaliya Oo Saaka Dagaal Ku Dhex Maray Agagaarka Tukaraq.
May 24, 2018 - Written by Editor:

Tukaraq(W,N) Wasiirada Gaashaandhiga iyo Warfaafinta Jsl oo ay hareera taagan yihiin Taliyaha ciidanka qaranka iyo saraakiil kale ayaa sheegay in ay somaliland guul wayn ka gaadhay dagaalkii ay saaka kusoo qaadeen cidamada huwanta ah ee somaliya kaasi oo ay shaaciyeen in ay khasaare culus gaadhsiiyeen kana qabsadeen gaadiid dagaal iyo maxaabiis tiro badan;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/9PzkFdtE-3M

COMMENTS
LINKS