|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Warar Sheegaya In Hore Shaqo Loogu Diiday Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada sare Soomaaliya
May 28, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase ayaa waxa uu beeniyay warar sheegaya in gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Soomaaliya Baashe Yuusuf loo diiday shaqooyin uu ka dalbaday Maxkamada Somaliland iyo Wasaarada Shaqo gelinta Iyo Arimaha Bulshada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|