Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Casumad U Sameyay Bahwaynta Saxaafada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Casumad U Sameyay Bahwaynta Saxaafada Somaliland
May 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa waxaa uu munaasibad qado sharaf ah ugu sameeyay Hutel Ambasador qaar ka mid saxafiyiinta Somaliland ee ka hawl gasha Magaalada Hargeysa.

 

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ayaa waxa uu ku sheegay qado sharaftan uu saxaafada uu u sameeyey mid isbarasho ah.

https://youtu.be/WG7NF2Oo6jo

 

COMMENTS
LINKS