|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Ku Gacan Saydhay Go’amadii Ay Xukumadu Ka Soo Saartay Shirkadii Keentay Shidaalka Wasakhaysan
May 5, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa waxa ay ku gacan saydheen Go’aamadii ay Soo saareen Gudidii loo xil saaray Baadhista Shidaalka Wasakhaysnaa ee Dalka Yimi .
Sidoo kale Masuuliyiinta Xisbiga Ucid ayaa waxa ay ku baaqeen in Lacagtii Ganaaxa ahayd ee laga qaaday Shirkadaha magdhow loo siiyo Dadkii ay Gaadiidkoodu waxyeelada uu gaystay Shidaalkii Wasakhaysnaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyay Max... Daawo:Masuuliyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Meel Adag Iska Taagay In ay Ku Biirayaan Sadexda Xisbi Q... Qaar Ka Mida Dhalinyarada Reer Gabiley Oo Qabtay Xaflad Lagaga Soo Horjeedo Go’aankii Gudida HorUmar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|