Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Fariina U Diray Xukumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Fariina U Diray Xukumada
May 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo mudooyinkii u danbeeyay xaalad Caafimaad dibaada ugu maqnaa ayaa maanta Dalka Dib ugu soo laabtay waxaana Si balaadhan loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargaysa waxaana uu fariin u diray Xukuumada.

 

HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

COMMENTS
LINKS