|
|||||
WAJAALE NEWS
Xalka Colaada CEEL-AFWEYN (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland
May 15, 2018 - Written by Reporter:Mudane Madaxweyne arrinta Colaada Ceel-Afweyn kama adka ama kama weyna dagaaladii sokeeye ee dalku soo maray. Gudidii Xeer-Beegtida ahayd ee nabadaynta ka dhaliyay beelaha Somaliland sida Shirarkii Borama, Hargeysa, Berbera, Sheekh, Burco, Ceerigaabo. Waxay waxay ahayd Odey Dhaqameed lagu kalsoon yahay garta iyo Go’aankooda. Wakhti iyo Maal bandanna ku baxay samirkeedana way lahaayeen. Mudane madaxweyne marka dib loo eego sida ay Guurtidu hawshaa adag uga soo baxeen waxa kuu soo baxaysa waa iyaga oo samir iyo wakhti badan u huray, duurka u seexday. Ta labaadna ay ahayd in wax kasta oo guurtida ku baxaaya ay labada dhinac ka masuul oo marti loo ahaa. Hadaba anigu waxa aan ku talin lahaa Shantan Qodob:-
Allah Ha Sahlo
Qalinkii: Maxamed Siciid Cali Related posts:madaxweyne kuxigeenka JSL, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii,Qoyskii, Asxaabtii iyo Shacbi... Maanta Waxan Cashar U Dhigi Lahaa, Kuwa La Yidhi Waxay U Mudaharaadeen Ina Iley, Sida Loo Akhriyo T... Madaxweyne Marwo Samsam U Magacow Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Maadaama Ay Waxbarashadii Kaga Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|