Wasiirka Warfaafinta Somalialand Oo Kormeeray Xarumaha Tv-ga Qaranka Ee London | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somalialand Oo Kormeeray Xarumaha Tv-ga Qaranka Ee London
May 4, 2018 - Written by Reporter:

London (W,N):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somalialnd Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri Barwaaqo ayaa waxa uu kormeer ku tagay Xarumaha Tv-ga Qaranka Somaliland uu ku leeyahay Magaalada London.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

COMMENTS
LINKS