|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo Daah Furayna Barnaamijka “Maxbuus La Afur Madaxweynahaaga”
May 30, 2018 - Written by Editor:CEERGAABO (W,N) Wasiirka wasaarada cadaaladda jamhuriyada Somaliland oo kormeer ku marayay xabsiyada gobolada bar ayaa gaadhay gobolka saanag magaalo madaxdiisa ceerigaabo isagoo kormeer kusoo maray xabsiga magaalada ceerigaabo halkaasi oo uu ka daah furay barmaamijka maxbuus la afur madaxwaynahaaga oo ah barmaamij uu madaxwaynaha Somaliland bisha ramadaan ugu talo galay maxaabiista ku xidhan jeelasha Somaliland, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/e93HyH4unTQ Related posts:Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Ka Jawaabay Warbixn Ay Hay’adda Human Rights Watch Ku Dhaliishay Ma... Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobobta Ay Dalka Uga Joojisay Shirkadaha Air Arabia Iyo Fly Duba... DAAWO; Qaarkamida Dadka Lahayb Sooco Ee Degan Gobolka Gabiley Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Cadaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|