Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo 2 Million Oo Dollar Ku Wareejiyay Gudida Doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo 2 Million Oo Dollar Ku Wareejiyay Gudida Doorashooyinka
May 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabddi ayaa lacag dhan 2 million oo dollar oo ka mid ah dhaqaalaha loogu tala galay in lagu kharash gareeyo Doorashada soo socota ee Baarlamaanka iyo Golaha Deegaanka Somaliland ayaa waxa uu ku wareejiyay Gudida Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/q53QWuKlJaM

COMMENTS
LINKS