|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Hada Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq, Sheegayna In Hub Iyo Gaadiid Laga Qabsaday Maamulka Puntland
May 15, 2018 - Written by Reporter:Ceerigaabo (W,N):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo uu wehelinayo Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ka Hadleen dagaalkii gardarada ahaa ee ay saaka soo qaadeen Maamul goboleedka Puntland iyo Maamulka Xamar oo isku dhinac ahaa ay ku soo qaadeen Ciidamada Somaliland deeganka Tukaraq ee gobalka Sool. Wasiirku waxaa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay hore uga sii socdeen halkii ay markii hore fadhiyeen isla markaana ay hub iyo gadiid badan ka qabsadeen ciidamada maamulka Puntland isla markaana uu iminka istaagey dagaalki ka dib markii ay halkaasi roobab xoogani ka curteen. https://youtu.be/OtuN7y6oiwg Related posts:DAAWO: SULDAAN IBRAAHIM JAAAMAC SAMATER EEDEYMO U DIREY XISBIGA KULMIYE KUNA BAAQAY IN XUBNO FIRFIRC... Maamulaha Shirkada Daabacaada Casriga ah Ee Sagal Jet Oo Afur Ku Maamuusay Ciyaartoygii Somalilan... Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dib Udhis Ku Samaynaysa Dugsiga 18may Ee Xaafada Jig Jiga Yar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|