Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Gaadhay Degmada Gar’adag, Daah Furayna Barnaamijka “Maxbuus La Afur Madaxweynahaaga” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Gaadhay Degmada Gar’adag, Daah Furayna Barnaamijka “Maxbuus La Afur Madaxweynahaaga”
May 31, 2018 - Written by Reporter:

Gar’adag (W,N) –Wasiirka wasaarada cadaaladda jamhuriyada Somaliland oo kormeer ku marayay xabsiyada gobolada bariga ayaa waxa uu gaadhay Degmada Gar’adag ee gobolka saanag isagoo kormeer kusoo maray xabsiga magaalada ceerigaabo halkaasi oo uu ka daah furay barmaamijka maxbuus la afur madaxwaynahaaga oo ah barmaamij uu madaxwaynaha Somaliland bisha ramadaan ugu talo galay maxaabiista ku xidhan jeelasha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS