Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Qiimaha Ay Leedahay Maalinta Qaran Ee 18MAY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Qiimaha Ay Leedahay Maalinta Qaran Ee 18MAY
May 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxa uu ka hadlay islamarkaana uu ka sheekeeyay qiimaha ay leedahay Maalinta Qaran ee 18ka MAY iyo Marxaladihii kala duwanaa ee loo soo maray Xornimada.

 

HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/mJo9fMlioIo

COMMENTS
LINKS