|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Isugu Yeedhay Ciidamada Kala Duwan Ee Ka Hawl Gala Deegaanka Ceel-afwayn+SAWIRRO
May 13, 2018 - Written by Reporter:Ceel-afwayn (W,N)- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayaan Wasiirada Wasaarada Macdanta, Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Badhasaabka Gobolka Sanaag Taliyaasha Ciidamada Milateriga iyo Birmadka ayaa waxa ay maanta isugu yeedheen dhamaan Ciidamada kala duwan eek u sugan Deegaanka Ceel-afwayn.
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa hadalo dardaaran ah u jeediyay Ciidamadaas oo ku saabsan sidii nabada Deegaankaas gacan bira loogu qaban lahaa loona ilaalin lahaa awaamiirta iyo kala danbaynta Ciidanka, Sidoo kale Wasiiradii kale iyo Taliyaasha Ciidamada ayaa iyaguna hadalo dardaaran ah u jeediayay Ciidamadaas ku sugan Deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|