|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Hay’addo Caalami Ah Oo Doonaya In Ay Somaliland Ka Guuraan
May 3, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyay kulan uu maanta la qaatay Gudida Arimaha Dibada ee Golaha Wakiilada.
Sidoo kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxa uu ka hadlay Wararka sheegaya in Hay’addaha Caalamiga ah ee Somaliland ku sugan ay doonayaan in ay Dalka ka baxayaan.
HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|