Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland Oo Kulan Looga Arinsanayo Arimaha Shaqa Abuurka La Qaadatay Hay’addaha Maxaliga Ah Iyo Ururada Ay Wada Shaqaynta Leeyihiin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland Oo Kulan Looga Arinsanayo Arimaha Shaqa Abuurka La Qaadatay Hay’addaha Maxaliga Ah Iyo Ururada Ay Wada Shaqaynta Leeyihiin
May 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arimha Bulshada Somaliland ayaa waxa ay soo qaban qaabisay Shir balaadhan oo ku saabsan sidii loo xoojin lahaa Barnaamijka Shaqo Abuurka.

 

Munaasibadan oo ka qabsoontay Xarunta Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arimaha Bulshada ayaa waxaa ka soo qayb galay Hay’addaha maxaliga ah iyo Ururada ay wada shaqaynta leeyihiin Wasaarada Shaqo Gelinta Ugu horayn waxaana Faah-faahin ka bixiyay ujeedada Shirkan iyo waxa uu daaran yahay Agaasimaha Waaxda Shaqo gelinta Cabdiqaadir Daa,uud Cige.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS