Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Bilawday Baadhitaan La Xidhiidha Hay’addaha Magaca Soomaaliya Kaga Dhex Shaqeeya Deegaanada Somalialnd | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Bilawday Baadhitaan La Xidhiidha Hay’addaha Magaca Soomaaliya Kaga Dhex Shaqeeya Deegaanada Somalialnd
May 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac ayaa waxa uu sheegay in Wasaarada Qorshayntu bilawday Baadhitaan ku saabsan Hay’addaha Magaca Soomaaliya kaga dhex shaqeeya Deegaanada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS