War Deg Deg Ah Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Tiro Kale Way Ku Dhawacmeen Rabshado Ka Bilaabmay Magalada Tog-Wajaale Ee Maamulka Somalida Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Tiro Kale Way Ku Dhawacmeen Rabshado Ka Bilaabmay Magalada Tog-Wajaale Ee Maamulka Somalida Itoobiya.
May 8, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):-warar naga soo gaadhaya magaaladda tog-wajaale ee is maamulka soomalida itoobiya ee DDSI ayaa wax ay sheegayaan in rabshado ka bilaabmay saaka subaxnimadii hore ay ku dhawacmeen laba qof halka hal qofna uu ku dhintay.

Rabshadahan ayaa sida ay wararku sheegayaan waxa ay daba socdaan kacdoono lagaga soo hor jeedo maamul cusub oo dhawaan loo soo magacaabay Magaladda tog-wajaale, walow aan si rasmi ah loo ogayn u jeedada ka dambaysa arintaasi.

 

Hadaba wixii warara ee arintaasi ku saabsan waxad kala socon doontaan shabakada wararka ee wajaalenews.net

 

Wajaalenews.net

Hargeisa Office

 

 

COMMENTS
LINKS