War Deg Deg Ah: Go’aamo Culus Oo Hada Laga Soo Saaray Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Go’aamo Culus Oo Hada Laga Soo Saaray Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka
May 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo ay weheliyaan Maayar Ku-xigeenka Caasimada Hargaysa, Xoghayaha Dawlada Hoose, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska, Abaan duulaha Ciidanka Booliska, Hogaanka Hawlaha Ciidanka Booliska, iyo Afhayeenka Ciidanka Boolisska oo hada Shir jaraa’id qabtay ayaa waxa ay Go’aamo Culus ka soo saareen Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka.

COMMENTS
LINKS