War Deg Deg Ah; Dagaal Culus Oo Markale ka Dhex Bilaabay Ciidamada Somaliland Iyo Maamul Goboleedka Somaliya Ee Punthland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Dagaal Culus Oo Markale ka Dhex Bilaabay Ciidamada Somaliland Iyo Maamul Goboleedka Somaliya Ee Punthland
May 24, 2018 - Written by Editor:

TUKARAQ(W,N) Wararka Aanu ka helayno Deegaanada Tukaraq Ee gobolka sool ayaa sheegaya in canbaaro 5;30 subaxnimo uu mar kale dagaal ka dhex bilowday ciidamada qaranka jamhuuriyada somaliland iyo kuwa maamul goboleedka somaliya ee punthland

Dagaal ayaa wali socda islamarkaana lamahayo khasaaraha uu sobobay.

breaking_news_1_

Taliyaha ciidamada qaranka somaliland oo saaka la hadlay idaacada bbcda qaybeeda subaxnimo ayaa  xajiiyay Dagaalkan isagoo sheegay in ciidamada huwanta ee layskaga keenay gobolada somaliya ay kusoo qaadeen weerar Daan daansi aH

Guuud ahaan deegaanada ka dhow goobaha uu dagaalku ka socdo ayaa laga maqlayaa dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan ee ay labada dhinac iswaydaarsanayaan,

Wixii faah faahin ah ee kasoo kordha dagaalkan kala soco Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS