Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Goor Dhawayd Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Goor Dhawayd Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Tog Wajaale
May 14, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka CadaaladaDowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa si diran loogu soo dhaweeyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.

Waftigan ka socda Dowlad deegaanka Itoobiya oo ka qayb galaya Xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18MAY waxa soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland oo uu ka midd yahay Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley.

 

COMMENTS
LINKS