Waddanka Australia Oo Laga Xusay 18MAY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waddanka Australia Oo Laga Xusay 18MAY
May 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Jaaliyada Somaliland ee Wadanka Australia ayaa waxa ay si balaadhan u Xustay maalinta qaranimada Somaliland ee 18MAY, Waxana xafladan ka soo qayb galay Dadwayne tiro badan oo ka kala yimi magaaloyinka Dalka Australia.

 

 

COMMENTS
LINKS