Taliyaha Qaybta Booliiska Gabiley Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Labada Taliye Ee Degmada Tog Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Qaybta Booliiska Gabiley Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Labada Taliye Ee Degmada Tog Wajaale
May 5, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N):- Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gabiley ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay Taliyihii hore Degmada Tog Wajaale iyo Taliyaha Cusb ee loo soo magacaabay Degmada.

 

Munaasibadan ay xilka kulak ala wareegayeen ayaa waxa ka soo qaybgalay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Gabiley Maamulka Degmada Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS