Suuq Ganacsiyeed Casri ah Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Tog Wajaale Iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan Oo Xadhiga Ka Jaray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suuq Ganacsiyeed Casri ah Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Tog Wajaale Iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan Oo Xadhiga Ka Jaray,
May 27, 2018 - Written by Editor:

Tog wajaale(W,N) Magaalo Ganacsiyeed tog wajaale Ee gobolka Gabiley ayaa laga hirgaliyay suuq casriya oo u gaara iibinta dharka kaasi Loo dhisay qaab casriya.

suuq 2

Xubno kamida Wasiirada xukuumada madaxwayne muuse biixi ayaa xadhiga ka jaray Mallkan la furay magaalada Tog Wajaale,

suuq 1

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS