|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Dhoolayare Oo Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ku Dhaliilay Qaabka Ay U Wajaheen Xalinta Colaada Ceel-afwayn
May 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)- Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag uga hadlay Colaada kasoo cusboonaatay Deegaanka Ceel-afwayn isagoo Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridku ku dhaliilay qaabka ay u wajaheen Xalinta Colaadaas.
Siyaasi Dhoolayre ayaa waxa uu ka hadlay Shirkadii Dalka keentay Shidaalka Wasakhaysan, Sidoo kalena waxa uu si adag uga hadlay Dhakhaatiirta Ajaanibka ah ee ka hawl gala dalka. Related posts:DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Kormeer Uu Ku Sameeyay Degmooyinka Caasimadda Madaxii Goob Joogayaasha Doorashada Jsl Oo Beeniyey In Uu Xidhiidh La Wadaago Xarunta Dhaqanka Harg... Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Xubin Nimadii Iyo Ka Fulintaba Ka Saaray Qaar Ka mid ah Garabka Isbahays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|