Siyaasi Cali Waran-cade Oo Xukuumada U Soo Jeediyay In Talaabo Qaran Laga Qaado Beelaha Ku Dagalamaya Ceel-Afweyn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Waran-cade Oo Xukuumada U Soo Jeediyay In Talaabo Qaran Laga Qaado Beelaha Ku Dagalamaya Ceel-Afweyn
May 11, 2018 - Written by Reporter:

London (W,N):- Siyaasi Cali Maxamed Waran Cade oo ku sugan Dalka Ingriiska ayaa waxa lala yeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadlay Sababaha soo Cel Celinaya Colaada Labada Beelood ee ku dagaalamaya Deegaanka Ceel-afwayn Isagoo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi u soo jeediyay in ay Talaabo Qaran ka qaado Beelahaas.

https://youtu.be/slTP4kADqoM

COMMENTS
LINKS