Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Sheegay Dagaalka Tukaraq Wixii Ka Yimaada Ay Soomaaliya Dusha Ku Qaadan Doonto | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Sheegay Dagaalka Tukaraq Wixii Ka Yimaada Ay Soomaaliya Dusha Ku Qaadan Doonto
May 31, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Siyaasi Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley) ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalka Deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Soomaaliya waxaana uu sheegay in wixii ka yimaada Dagaalka Tukaraq ay Soomaaliya dusha ku qaadan doonto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/rKJ2iY3kN64

 

COMMENTS
LINKS