Siyaasi Abgaal Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Dagaalada Soo Noq Noqonaya Ee Ceel-afwayn Iyo Waxka Bedelka Xuska 18MAY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Abgaal Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Dagaalada Soo Noq Noqonaya Ee Ceel-afwayn Iyo Waxka Bedelka Xuska 18MAY
May 13, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N)- Wasiirkii hore Boosaha Xukuumadii Siilaanyo kana mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Jaamac Abgaal ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku dhaliilay Dagaalada soo noq noqonaya ee Deegaanka Ceel-afwayn.

 

Sidoo kale Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal ayaa Xukuumada ku Eedeeyay waxka bedelka lagu sameeyay Maalinta Xuska 18MAY oo ay Xukuumadu u soo rartay 15MAY.

COMMENTS
LINKS