Sideebaynu Ramadaanta uga faaidaysan karnaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sideebaynu Ramadaanta uga faaidaysan karnaa
May 10, 2018 - Written by Reporter:

Waxa Ina soo haysa hawadii Ramadaanta,taas oo laga hellayo ajri farabadan iyo kheyr heerkeeda laqiyaasi Karayn iyo janno haddiiba sideeda looga faa’idaysanayo .

 

Waa bil hiifaha loo qaadayo shayaadiinta,Isla markaana lagu hubsanayo hogdheer ilaa kuwooga yaryar mooyee.

 

Waa bil habbeen kaste iyo maalin kaste dadku u huriyaan hantidooda iyo waxay haystaanba dar ilaah ugu hibbaynayaan masaakiinta ku hareeraysan

 

Waa bil Qaar kalena u hanwaynaanaya iyagoo aadaya masaajidada si ay ugu camiraan qiyamka laylka iyagoona ka faa’idaysanaya wakhtigooda ay haystaan.

 

Waa bil aan LA helli Karin. sannad walib  Hal Mar soo Marta  taa oo ka cullus wax waliba.alla dhamaanteen ha inagu hannuuniyo.

 

Qalinkii: Hamse riiraash

hamseriraash@hotmail.com

COMMENTS
LINKS