Shirkada Sagal Jet Oo Soo Bandhigtay Agab Ay Ugu Talo Gashay Xuska 18-May Ee 2018 | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Sagal Jet Oo Soo Bandhigtay Agab Ay Ugu Talo Gashay Xuska 18-May Ee 2018
May 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Shirkada Daabacaada Casriga ah ee Sagal Jet ayaa waxa ay soo bandhigtay Agab ay ugu tala gashay Xuska 18MAY iyo Bulshada Somaliland ee sida wayn uga qayb qaadanaya Xuska Qaranimada Somaliland ee 18MAY.

 

Madaxa Suuq gaynta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha ee Shirkada Sagal Jet Sacad Cabdi Daahir ayaa waxa uu ka hadlay islamarkaana uu faah-faahin ka bixiyay Agab kala duwan oo ay Shirkada Sagal Jet ugu tala gashay Xuska 18MAY Iyo Bulshada reer Somaliland ee ka qayb galaya Xuskaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS