|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Sagal Jet Oo Magaalada Wajaale Ku Soo Gabogabaysay Tartan Ciyaareed Ay U Qabatay Dhalinayarada Heerka Koowaad
May 11, 2018 - Written by Reporter:Tog Wajaale (W,N):- Shirkada Daabacaada Casriga ah ee Sagal Jet qaybteeda Magaalada Tog Wajaale oo maalmihii ugu danbeeyay waday dadaalo lagu dhiiri galinayo Dhalinyarada ayaa waxa ay soo gabagabaysay Tartan Ciyaareed ay u qabatay Dhalinyarta Heerka Koowaad ee Degmada Wajaale.
Munaasibadan lagu soo gaba gabaynayay Tartan Ciyaareedka oo ay maalgelisay Shirkada Sagal Jet ayaa Waxaa ka soo qayb galay Maayar Ku-xigeenka Degmada Wajaale, Taliyaha Saldhiga Iyo Gudomoomiyaha Shirkada Sagal Jet ee Wajaale Cabdi Yuusuf Daahir.
Related posts:Muj Boobe Oo ka Xog Waramay Xuskii 37-Guurada Maalinta Shuhadada Ee SNM Iyo Dagaalkii Burca Duuray E... Mudaharaad Ka Dhacay Degmada Lowyacado Oo Lagaga Soo Horjeedo Cashuur Lagu Kordhiyay Dadka Iskaga Ta... Xisbiyada Mucaaradka oo Sheegay In Ay Doorashada oo Dhacda Dani Ugu Jirto iyo Sababta oo Ay Caddeeye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|