Shirka Isbadalka Cimilada Oo Ka Furmay Dalka Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Isbadalka Cimilada Oo Ka Furmay Dalka Jabuuti
May 13, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (W,N)- Dalka Jabuuti waxa si rasmi ah uga furmay Shir balaadhan oo ku saabsan Isbedelka Cimilada iyo Dhibaatooyinkooda.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Urur Goboleedka IGAD  ayaa waxaa lagaga hadlayay dhibaatooyinka ka dhasha Xiliyada ay Roobabku Da’aan  waxaana ka soo qayb galay Wakiilo kala duwan oo ka kala socday Wadamada Ururkaasi ku bohoobay iyo Hay’addaha kala duwan oo isugu jira kuwa caalami ah iyo kuwa dhinaca Deegaanka ee ka shaqeeya Hawada.

COMMENTS
LINKS