Shir Ku Saabsan Maalgashiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shir Ku Saabsan Maalgashiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
May 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Wasaarada Hurumaarinta Maalgashiga Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan ku saabsan Maalgashiga la yeelatay Hay’addaha iyo Shirkadaha ka shaqeeya arimaha Maalgashiga ee Dalka ka hawl gala.

 

Kulankan oo ka qabsoomay xarunta Wasaarada Maalgaashiga ayaa waxa ugu horayn Ujeedada kulankan ka warbxiyay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maalgashiga Axmed Abokor Maxamed.

 

COMMENTS
LINKS