“Sheekh Aadan Siiro Xaqbuu U Leeyahay In Uu Ila Tartamo, Nasiibkayagana Waanu Kala Qaadi”.Gudoomiye Saleebaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Sheekh Aadan Siiro Xaqbuu U Leeyahay In Uu Ila Tartamo, Nasiibkayagana Waanu Kala Qaadi”.Gudoomiye Saleebaan
May 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somalialnd Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu ka hadlay wakhtiga uu wareejinayo Kursiga Gudoomiyenimada Ee Guurtida isagoo sheegay  Sheekh Aadan Siiro hadii uu kursiga Golaha Guurtida uu kula tartamo in ay  nasiibkooda midkastaaba kala qaadi doono islamarkaana uu xaq u leeyahay in uu ila tartamo.

 

HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/2eHJlhxll0c

COMMENTS
LINKS