“Shan Bilood Oo Muuse Biixi Madaxweyne Ahaa Xabsiyada Somaliland Ayaa Buux Samay” Gudoomiye Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Shan Bilood Oo Muuse Biixi Madaxweyne Ahaa Xabsiyada Somaliland Ayaa Buux Samay” Gudoomiye Cirro
May 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo maanta Khudbad ka jeediyay Magaalada Caynaba ayaa waxa uu eedo culus u soo jeediyay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi isagoo ku eedeeyay in 5 sano oo uu xilka hayay ay buuxsameen Xabsiyadii Somalialnd.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/1YoPs4E3tyY

COMMENTS
LINKS