|
|||||
WAJAALE NEWS
Saraakiishii Ururkii SNM Oo Ka Waramay Guda Galkii Hargaysa 31 MAY 1988-Kii Iyo Sidii Ay Wax U Dhaceen
May 31, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Qaar ka mid ah Saraakiishii Ururkii SNM oo ay ka mid ahaayeen Muj, Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Muj, Maxamed Xasan Cabdilaahi Jidhif, iyo Muj, Ibraahim Dhagawayne oo ahaa Saraakiishii maanta oo kale 31-May 1988kii, saq dhexe ka dhex hilaacay gudaha Magaalda Hargaysa oo ay ku sugnaayeen ciidamadii Maxamed Siyaad Barre ayaa waxa ay ka warameen siddii ay wax u dhaceen habeenkaa iyo xaaladii lagu jiray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah U Sameeyay Shaqaale Waynaha Golaha Wakiilada DAAWO;-Gudoomiye Cirro Oo Taageerayaasha Xisbiga Ee Gobolka Maroodi Jeex Ugu Baaqay In Ay Iskugu Yim... War Degdeg ah:Asakari Katirsan Ciidanka Xerada Qorilugud Oo Toogasho Ku Dilay Abaandulihii iyo Hawg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|