Safiirka Dalka Jabuuti U Fadhiya Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Goobaha Taariikhiga Ah Degmada Maydh Ee Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Dalka Jabuuti U Fadhiya Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Goobaha Taariikhiga Ah Degmada Maydh Ee Gobolka Sanaag
May 11, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Safiirka Dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland Xuseen Cumar Kawaaliye iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay goobaha Taariikhiga ah ee Degmada Maydh ee Gobolka Sanaag.

 

https://youtu.be/54H4KxAs2lE

COMMENTS
LINKS