Qisadii Ninkii Dilay Nabiga Adeerkii Hamza Iyo Beenaale Musaylima -Rag Iyo Dumar Raariikhda Raadeeyay. 5Aad
May 23, 2018 - Written by Editor:
Taariikhda rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 5aad ee barmaamijyadaas.