Mooshin Ka Dhan Ah Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo La Horkeenay Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mooshin Ka Dhan Ah Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo La Horkeenay Golaha Wakiilada
May 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somalialnd ayaa maanta waxa ay Golaha hor keeneen Mooshin lagaga soo hor jeedo gacan ku haynta Shirkadaha ee Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera.

 

Iyadoo hore Golaha Wakiiladu u diideen wareejinta haamaha Kaydka Shidaalka Berbera balse Xukuumadii hore ay Xoog ku wareejisay ayaa xilagan Golaha Wakiiladu ay bilaabeen Mooshin dib loogu soo celinayo Gacan ku haynta Haamaha Kaydka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/7qzb54gXPsk

 

COMMENTS
LINKS