Michael Keating Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Michael Keating Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Xisbiga Waddani
May 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta kulan Balaadhan la qaatay masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xisbiga Waddani, Waxaana Ujeedka kulankan ka warbixiyay Xoghayaha Guud Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi.

COMMENTS
LINKS