Magaalada Hargaysa Oo Si Wayn looga Xusay Maalinta Shaqaalaha Aduunka Ee 1-da May | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Hargaysa Oo Si Wayn looga Xusay Maalinta Shaqaalaha Aduunka Ee 1-da May
May 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Munaasibad balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo lagu Xusayay maalinta Shaqaalaha Aduunka ayaa maanta waxa ay ka qabsoontay Magaalada Hargaysa waxaana ka soo qayb galay Masuuliyiin Xukuumada ka tirsan, Masuuliyiin kala duwan oo ka socda Ururada Shaqaalaha Rayidka ah iyo Marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS