“Maayarka,Wasiirka Iyo Madaxwayne Kuxigenka ka Danbeeyay, Wax Laga Layeelayo Maaha In Ay Aayar Badalaan Malintii Aanu Usoo Dhimanay”Rashiid Jaamac Dhari | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Maayarka,Wasiirka Iyo Madaxwayne Kuxigenka ka Danbeeyay, Wax Laga Layeelayo Maaha In Ay Aayar Badalaan Malintii Aanu Usoo Dhimanay”Rashiid Jaamac Dhari
May 8, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi rashiid jaamac dhari oo kamida saraakiisha sar sare ee xisbiga wadani ayaa madaxwaynaha Somaliland ku dhaliilay talaabada ay qaadeen gudida qaban qabada xuska 18may oo sheegay in ay usoo rareen 15May

Siyaasi rashiid ayaa sheegay in aanu madaxwaynuhu awood u lahayn in uu raro 18may

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS