Hargeysa (W,N):- Maareeye Ku-xigeenka Dekeda Berbera Cabdi Cabdilaahi Xasan Ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay Eedo uu Dekeda u soo jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo sheegay in Dekedu ka mid tahay waxyaabaha Sababay Sicir Bararka ka jira dalka tan iyo markii ay Dekeda la wareegtay Shirkada DP WORLD.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka