Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Oo Ka Hadley Dagaalka Tukaraq Iyo Tirada Dadka Ku Barakacay Colaada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Oo Ka Hadley Dagaalka Tukaraq Iyo Tirada Dadka Ku Barakacay Colaada
May 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Ku-xigeenka ergayga qaramada midoobay oo safar ku jooga Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay Dagaalka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya waxaana uu ka hadlay mowqifka qaramada ee ku aadan Dagaalka iyo tirada qoysaska ku barakacay Colaada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS