Kal-fadhigii 35aad Ee Dallada Sonyo Oo Boorama Ka Furmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kal-fadhigii 35aad Ee Dallada Sonyo Oo Boorama Ka Furmay
May 12, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N)- Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa waxa maanta si rasmi ah uga furmay Kal-fadhigii 35aad ee ay yeeshaan Golaha Sare ee Ururka Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo.

COMMENTS
LINKS