Jaamac Shabeel Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaamac Shabeel Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xisbiga Waddani
May 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Cabdilaahi Cigaal (Jaamac Shabeel) ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadalo dhawaan ka soo yeedhay Xisbiga Waddani oo ay kaga soo hor jeedeen Lacagta ay Xukuumadu ku wareejisay Gudida Koomiishanka Doorashooyinka oo loogu tala galay Doorashooyinka Golayaasha Baarlamaanka Iyo Deegaanka.

COMMENTS
LINKS