Hay’adda Xaquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Ka Dayrisay Xaalada Caafimaad Ee Boqor Cismaan Buurmadow | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’adda Xaquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Ka Dayrisay Xaalada Caafimaad Ee Boqor Cismaan Buurmadow
May 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland ayaa waxa ay walaac xoogan ka muujisay Xaalada Caafimaad ee Xiligan uu ku sugan yahay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ku xidhan Xabsiga Dhexe ee Magaalada Hargaysa.

 

Gudoomiyaha Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somalialnd Guuleed Axmed Maxamed Dafac ayaa faah-faahin ka bixiyay Xaalada Boqor Buurmadow oo uu Xabsiga ku booqaday isagoo sheegay in uu la soo darsay Xanuun dhinaca Wadnaha ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS