Hargaysa(W,N) Haweenka ku Dhaqan Xaafada Xawaadle gaar ahaan Istaanka Jabuuti ee Degmada 26juun Ayaa deeq ay ugu Talo galeen ciidamada qaranka ee jiida hore ku wareejiyay Madaxda Ciidamada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;