Hargeisa(WJN):Gudoomiyaha golaha guurtidda somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay xaalada deegaanka tukaraq waxan uu ku sobobeeyay dagaalkaasi in ay xukuumada soomaaliya ay masuul ka tahay colada deegaankaasi ka taagan
Halkan Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan
Hargeisa Office Wajaalenewss.net Wariye;Abdiqadir Habbane